Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Raisal-wasaare kuxigeenka iyo MW CMC Oo Gambella Kasoo Laabtay

Addisababa(CN) Arbaco, 9kii Decmber 2015, rasial-wasaare kuxigeenka dawlada federalka ah mudane Demeqe Mokennin iyo Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay weheliyaan af-hayeenka golaha xildhibaanada ahna gudoomiyaha XDSHSI mudane Maxamedrashiid Isaaq, madaxwayne kuxigeenka ahna wasiirka waxbarashada mudane mowliid haayir xasan iyo mas’uuliyiin kale ayaa kaqaybgalkii xuskii 10,aad ee 29ka hidhaar ee maanta kadhacay Gambella kadib diyaarad khaas ah kuyimid xarunta dalka ee Addisababa.