Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

MW CMC Oo u Anbabaxay Gobolka Siti.

Diredhawa(CN), Arbaca 30 ka, December,2015, Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti  uu hogaaminayo  ayaa maanta galinkii danbe ka anbaxabay xarunta deegaanka ee jigjiga iyaga oo u kicitimay dhanka gobolka siti, madaxwayanaha iyo waftigan ayaa  u tagay gobolka  Siti socdaal shaqo oo muhiim ah, waxayna  galabta ku caraabeen  magaalada diredhawa. Xogaha socdaalka madaxwaynaha iyo waftigan  oo faah-faahsan kala soco shabakada wararka ee cakaaraNews.