Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

MW CMC Oo soo Laabtay

Jigjiga(CN) Jamce, 8da January 2016, madaxwaynaha DDSI  mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo hogaaminaya mas’uuliyiinta heerarka kaladuwan oo xalay Kudheelmaday Ararso ayaa kulan uu layeeshay shacabwaynaha degmadaasi kadib saaka usoo ambabaxay dhanka xarunta deegaanka ee jigjiga.

 Intii wadada soo laabashada lagu jiray, ayuu madaxwaynuhu booqday mashruuca wayn  ee maxjarka xoolaha oo dhismihiisu kasocdo tuulada Harre ee degmada jigjiga.

Ugudanbayna, madaxwaynaha iyo waftigiisa ayaa amin duhurka ku aadan soo gaadhay xarunta deegaanka.