Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

MW CMC Oo Lagu Martiqaaday Arooska Marwo Dr. Sosina Hailemariam

Addisababa(CN) Sabti, 9ka January 2016, madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa lagu martiqaaday meherka ama faraantigaliska iyo arooska caruusada marwo Dr. Sosina Hailemariam Desalegn-gabadha raisalwasaaraha dalka iyo caruuska mudane Abel Ayele oo arooskoodu maalinta barri ah oo kubeegan axad 1 bisha Tir(5,aad) ee TI kadhici doono magaalada Addisababa.

Meherka ayaa ugu horayn dhacaya 11:00ka barqinimo. Kadibna, waxaa xaflad aroos oo balaadhan loogu qaban doonaa xarunta madaxtooyada dalka.