Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Qiimayntii Maamulka Deg- Gob-Qorraxey

Qabridahar(CN) Axad 17 January 2016, Shirkii qiimaynta wax qabadka Degmooyinka Gobolka Qoraxay ayaa si habsami leh uga furmay  Hoolka shirarka ee Magaalada Qabridahar.
Shirkan qiimaynta ah ayaa waxaa  hogaaminayay  Kusimaha Gudoomiyaha Gobolka Qoraxay ahna Madaxa arimaha xisbiga gobolka Mudane Suubane Cabdi Axmed oo   soo bandhigay anjandayaasha ayaa sheegay in shirkani yahay mid lagu soo bandhigayo  waxqabadkii lixdii bilood ee u danbeeyay islamarkaana lagu qaadaa dhigi doono dhinacyada Horumarka Nabadglyada & Maamulka Suuban, waxa uuna intaa kudaray masuulku in si cadcadaan leh  la iskula xisaabtamayo 

Ugu dabayna waxa uu kusimuhu tilmaamay in shirkani yahay mid khibrad wadaaga oo degmooyinku casharo ku kala baranayaan.