Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

MW CMC Oo U Duulay Xarunta Dalka.

Addis ababa(CN) khamiis 28ka, January 2016,  Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamud Cumar oo hogaminaya wafti ay kamid yihiin hogaanka nabadgelyada, maamulka iyo cadaalada DDSI mudane Yaasiin Cabdi Waris, hay'adaha kaladuwan ee sharciyada  iyo gudomiyeyasha gobolada deegaanka ayaa u duulay xarunta dalka iyag oo halkaa u tagay kulan wayne lagaga wada tashanayo xaaladaha dalka guud ahaan gaar ahaana sii xoojinta xaaladaha amniga xududaha dalka.

Socdaalkan ayaa kusoo beegmay xili uu ururka midawga africa kulan uga socdo xarunta dalka ee Addisababa.

 Faahfaahinta warkana dib ayaan idin kala socodsiin doonaa.