Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

ISKUDAY Qaybtii 5aad

Jigjiga( cakaaranews ) Arbaco 23ka March 2016, Fadlan adigoo kaashanaya, korodhsanayana aqoonta aad u leedahay guud ahaan dalkeena itoobiya gaar ahaana deegaankeena ISKUDAY inaad kajawaabto su’aalahan hoos kuqoran. Kadibna kuguulayso abaal marin.

Hadaba, wakhtiga loo cayimay kajawaabida su’aalahan waa 3maalmood oo ka bilaabanaysa caawa oo Ay taariikhdu tahay 23ka March. Kuna eg 26ka March 2016 Waxaadna  kadib cidii kuguulaysatay iyo jawaabihiiba aad kalasocotaan www.cakaaranews.com habeenka Arbacada ah ee 30ka March 2016.

 

NB. Abaal-marinta waxaa kuguulaysan:

  •  Qofka kajawaaba dhamaan su’aalaha.
  •  Cidii kajawaabta wakhtiga lacayimay kahor ayaa mudnaanta leh

 

Su’aaluhuna waa sidan:

 1.      Imisa boodhan (dugsiyada-agoonta) ayaa deegaanka ku yaala,xagayse ku kala yaalaan?

 2.      Sheeg taariikhdii iyo maalinkii la ansixiyay 25ka degmo, 2da MM iyo 2da Gobol?

 3.      Sheeg  Gobalkii ku guulaystay ciyaarta kubada laliska tartankii ugu danbeeyay ee 9ka Gobol iyo 4ta MM  ?

 4.      Sheeg magaca nabi-ibraahim (CS) aabihii iyo waliba magacii saxda ahaa ee Nabi-Nuux ?

 5.      Waxaad sheegtaa nabigii uu nabiyulaahi muuse adhiga u raaci jiray iyo waliba inta sano ee uu uraacayay?

 6.     Sheeg deeganada dalka ee uu maro wabiga Abaay iyo waliba   awooda enerji/quwada-koronto ee uu soo saaridoono marka uu shaqada bilaabo?

 

F.G. fadlan akhristayaashu maskaxada ha kuhayaan in ay jawaabahooda kusoodiraan  message ahaan barta aan facebook kuleenahay ee www.facebook.com/cakaaranewsface ama E-mailkan This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it. Hadaba fadlan yaysan jawaabuhu idin kanoqonin  mid lawada arkayo kadib marka barnaamijka iskuday aad ku aragtaan pageka facebooga ee Halagu soodiro ciwaanada korkaku xusan. Aad ayaan ugu- mahadcelinaynaa macaamiisha tirada badan ee kuxidhan Barnaamijkan ISKUDY.