Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Jawaabaha Su'aalahii Iskuday Qaybtii 5aad

Jigjiga ( Cakaaranews ) Arbaco 30ka March  2016 Waxaan akhristayaasha sharaftaleh wargalinaynaa in ay akhristaan jawaabaha su’aalihii  kabaxay barnaamijka ISKUDAYQaybta 5aad ee shabakada cakaaranews habeenkii Arbacada ahaa ee 23ka March 2016.

F.G waxaan u mahadcelinaynaa dhaman akhristayashii iskudayay islamarkaana kajawaabay su’aalaha qaarkood, maadaama shuruudaha shilimaadku ahaa in laga wada jawaabo dhamaan su;aalaha, iyo qofka uga hor jawaaba, waxaan u rajaynaynaa inay kajawaabi doonaan su aalaha barnaamijyada danbe.

Hadaba yaa ku Guulaysatay Shilimaadkii ISKUDAY Qaybteedii 5aad, Talaw yuu noqon Doonaa ?

A) Waxaa ku guulaystay shilimaadka  muwaadinka magiciisa la yidhaahdo:

1 .mahamed ahmed mahamud faceboog ku so jawaabay 1:35 AM aroor nimo jamce ah march 25  2016

Waxaa iyana xusid mudan oo iskuday 99% ah sameeyay muwaadiniinta kala ah dulane omar,daahir mahad,xarbi maxamed xarbi,barkhad said,

F.G Hadaba waxaan wargalinaynaa muwaadinka ku guulaystay in uu telefon Numberkiisa  noogu soo diro isagoo noogu soo diraya ciwaanada hoose oo ah kuwii ay jawaabaha kusoodireen..

Jawaabaha Suaaluhuna sidan ayay sax ku yihiin:-

  1.  Waxaa deegaanka kuyaala  4 boodhan ookla ah 1 boodhinka jigjiga 2 boodhinka fiiq 3 boodhinka shaygoosh 4 boodhinka gashaamo
  2.  waxaa la'ansixiyay daegmoyinka iyo gobolada mm cusub taariikhdu markay ahayd sabti 27/2/2016 
  3.  Waxaa kuguulaystay gobolka Qoraxay
  4.  Magacii nabi ibrahim aabihii wuxuu ahaa ASAAR magaca saxda ah ee nabi nuuxna waa CABDI QAFAAR.
  5.  Nabigii uu nabiyulahi muuse adhiga uraaci jiray waa:NABI SHUCAYB WUXUUNA URACAYAY 10 SANO
  6.  Deeganada uumaro wabiga- abaay waa:-BINASHANGUL,  Amhara,iyo TIGREY wuxuuna soosari doonaa quwad koronto oodhan 6KUN OO MEGA WAT (6000MW)

Hadaba waxaan macaamiisha  sharaftaleh ee akhrista Shabakada Cakaaranews inay barnaamijkan ISKUDAY kalasocdaan habeenkasta oo arbaco ah islamarkaana ay jawaabahooda iyo talobixinadooda noogu soodirikaraan ciwaanadan:-- www.facebook.com/cakaaranewsface ama E-mailkan This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.