Ramadan Kariim 



 

      

Ogeysiis: Dhamaan Hogaaminta Jaaliyadaha DDSI Ee Qurbaha

Jigjiga( Cakaaranews ) Jamce, 20ka may 2016. Waxay wakaalada xidhiidhka arimaha qurbajoogta ee DDSI ogaysiinaysaa dhamaan hogaaminta jaaliyadaha qurbajoogtu inay liistiga magacyada qurbajoogta kaqaybgalaysa shir-waynaha qurbajoogta ay kusoo diraan emailkan This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.  si loogu sii fudaydiyo nidaaamka kaqaybgalka shir-waynaha.