MW CMC Oo Kusoolaabtay Xarunta DDSI

Jigjiga( Cakaaranews )Arbaco 22ka June 2016,Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamud Cumar iyo masuuliyiintii  wahelinaysay oo saaka kasoo duulay xarunta dalka JDFI ee magaalada adhisababa ayaa kasoo dagay garoonka caalamiga ah ee garaad wiilwaal international Air-port.

Hadaba Madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar ayaa wakhti xaadirkan kusugan caasimada DDSI ee magaalada Jigjiga.