Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Gudiga Sare Ee XDSHSI Ee Australia

Jigjiga( Cakaaranews ) Sabti, 25ka June 2016. Wareegto kasoo baxday xarunta dhexe ee XDSHSI iyo wakaalada qurbajoogta DDSI ayay ku aqoonsadeen qaabdhismeedka ay samaysteen jaaliyada kasoo jeeda DDSI ee kunool guud ahaan qaarada Australia. Kaas oo ah mid shaqooyinka horumarineed, nabadgelyo iyo maalgashi kasoo hoyinaya guulo waa wayn. Wuxuuna qaabdhismeedkaasi u dhigan yahay sidan:

           Magaca                                              Xilka

1.   Mudane Cabdiqani Faarax Yuusuf                   Gudoomiye

2.   Mudane Cabdi Sheekh Xasan-Gudomiye kuxigeen ahna gudoomiyaha xisbiga ee Sydney

3.   Mudane Nuuradiin Shabcuun

4.   Marwo Umulkhayr Dalmar-Xubin gudiga sare ee xisbiga ahna gudoomiyaha guud ee jaaliyada Australia  

5.   Marwo maryan soofe Ibraahin-Xubin gudiga sare ee XDSHSI ahna gudoomiyaha ESDA ee Perth

6.   Mudane Faysal Ibraahin-Xubin gudiga sare ee XDSHSI ahna gudoomiyaha ESDA ee Australia

7.   Mudane Cabdisalaan Sheekh Cumar-Xubin gudiga sare ee XDSHSI ahna gudoomiyaha jaaliyada Sydney

8.   Mudane Cabdisamad Sooyaan-Xubin gudiga sare ahna gudoomiyaha xisbiga Perth

9.   Mudane Jaamac Buule

10.Mudane Cabdiraqiib Max’uud Haybe-Xubin gudiga sare ahna gudoomiyaha dhalinta DDSI-Australia

11.Marwo Tufaax Garaad-Xubin

Gudiga Sare Ee Ururka Horumarinta Soomaalida Itoobiya Ee Australia

1.   Mudane Feysal-Gudoomiyaha ESDA ahna xubin gudiga sare ee xisbiga Australia

2.   Mudane Fadxi Xirsi Jini-Gudoomiye kuxigeenka ESDA ahna madaxa maaliyada ee ururka

3.  Marwo maryan soofe ibraahin-Gudoomiyaha ESDAee Perth ahna xubin gudiga sare ee Australia

4.  Mudane muuse cabdi cismaan-Gudoomiyaha ESDA ee Sydney ahna xubin ESDA ee Australia

5.  Mudane Cabdiqani Faarax Yuusuf

6.  Mudane Rooble

7.  Mudane Axmed Carab-Xubin gudiga ESDA ahna gudoomiyaha jaaliyada Perth

Gudiga Sydney:

1.Mudane Sheekh Xasan-Gudoomiye kuxigeenka jaaliyada Australia ahna xubin gudiga Sydney

2.Mudane Cabdisalaan Sheekh Cumar-Gudoomiyaha jaaliyada Sydney ahna xubin gudiga sare ee XDSHSI ee Australia

3.Mudane Cabdi Sheekh Xasan-Gudoomiye kuxigeenka gudiga sare ee XDSHSI ahna gudoomiyaha XDSHSI ee Sydney

4.  Mudane Cabdulaahi Cabdiqani(cabdalale ten)

5.  Mudane muuse cabdi cismaan-   Gudoomiyaha ESDA ee Sydney

6.  Mudane Sheekh Cabdulaahi Sheekh Cumar

7.  Mudane Cumar Faaruuq

Gudiga Perth:

1.Mudane Cabdisamad sooyaan-           Gudoomiyaha XDSHSI ee Perth

2.Mudane Axmed Carab-                      Gudoomiyaha jaaliyada Perth

3.Marwo maryan soofe ibraahin-           Gudoomiyaha ESDA ee Perth