Magacaabis Cusubb

Jigjiga(cakaaranews)Khamiis 18ka August 2016. Waxaa maanta Wasiirka Caafimaadka DDSI loo magacaabay mudane Xasan Ismaaciil Cali oo ah muwaadin u dhashay DDSI lehna khibrad dheer, aqoon sare oo ah master culuumta caafimaadka, karti, bisayl siyaasadeed iyo mid hogaamineedba meesha mudane Cabdifataax Siciid loobadalay boos kale.

Sidaasdarteed, waxaa masuulka cusub loo rajaynayaa in uu si xilkasnimo leh oo daacadnimo iyo wadaniyadi ku dheehantahay  uga soo baxo waajibaadka loo idmaday islamarkaana ugu adeego bulshada.