MW CMC Oo Kusoo Laabtay Xarunta Deeg

Jigjiga(Cakaaranews) Khamiis, 8dii September 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigiisii ayaa shirkii saaka iyo socod lug ah oo ay kudhexmareen gudaha magaalada godey kadib, barqin dheer kasoo ambabaxay xarunta gobolka shabeele iyagoo wajahay dhanka xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga.

Waxayna wakhti xaadirkan soo gaadheen xarunta deegaanka.