Ogaysiis Muhiim Ah Jaaliyada DDSI ee wadanka Ingiriisk

London(cakaaranews), Isniin, 19ka, September, 2016. waxaa la ogaysiinayaa dhamaan jaaliyada DDSI ee dalka ingiriiska  in ay ka soo qaybgalaan banaan bax balaadhan oo looga soo horjeedo  ururada argagixisada  ee ay ka mid yihiin Onag iyo Ginbot7 ee  dhibaatooyinka  kawada dalkeenan itoobiya.

haddaba banaanbaxan weyn oo kadhicidoona magaalada London gaar ahaan  high park London maalinta ay taariikhdu tahay 24ka September, 2016 ayaa waxaa  hogaaminta jaaliyadda DDSI Ee UK kacodsanaysaa dhamaanba jaaliyada DDSI ee wadanka UK in aad kasoo qaybgashaan banaanbaxani balaadhan ee lagaga soo horjeedo dhibaadada hadhaaga argagixisada nabadiidka  ay ka mid yihiin, Onag iyo  Ginboot 7 ku waasi oo wada  falalka lid  Ku ah horumarka dalkeena itoobiya ku talaabsay iyo dimuqoraadiyada ka hirgasya dalkeena itoobiya  oon dib u soolaabad lahayn kaas oo ay ku rabaan inay soo celiyaan nidaamkii cadaadiska iyo dhiig miiradkii dhergiga ee niftanyaha ahaa kuna diidan yihiin nidaamka federalismka ah iyo dastuurka dalka Ee kudhisan Dimuquraadiyada sinaanta iyo cadaalada.

FG: Wixii Faah-Faahin Ah Kala Xidhiidh Gudiga Qaban Qaabada Banaan-baxa oo ay ka mid yihiin Gudoomiyaha Jaaliyadda DDSI Ee UK Cali Takhal, Tell 00447708353492

Gudoomiyaha Jaaliyadda DDSI Ee Westmedlan Birmingham Bile Maxamed Siyaad, 00447804973788

Gudoomiye Ku xigeenka Jaaliyadda DDSi Ee UK Mudane Ismaaciil 00447939433360          

Ugaas Xasan Maxamed isku dubridka Gaadiidka 00447475024286, Ururka Hormarinta Somalida Itoobiya Marwo Sacdiya Cabaas Tell 00447846975303 iyo Marow Kowsar Cabdi  Dacar Tell 00447950765733