Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Magacaabid Cusub:

Jigjiga(cakaaranews) Talaado, 20ka September 2016. Waxaa maanta Wasiirka Xafiiska Kahortaga iyo Udiyaargarawga Masiibooyinka(DPPB) ee DDSI loo magacaabay mudane Xuseen Maxamed Xasan oo ah muwaadin u dhashay DDSI lehna aqoon sare oo heer degree ah, khibrad dheer, karti, bisayl siyaasadeed iyo mid hogaamineedba.

Sidaasdarteed, waxaa mas’uulkan cusub loo rajaynayaa in uu si xilkasnimo leh oo daacadnimo iyo wadaniyadi ku dheehan tahay  uga soo baxo waajibaadka loo idmaday islamarkaana uu bulshada ugu adeego.