Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Magacaabidd Cusub:

Jigjiga(cakaaranews) Khamiis, 22ka September 2016. Waxaa maanta Maareeyaha Wakaalada Xidhiidhka Arimaha Qurbajoogta DDSI loo magacaabay mudane Cabdiwahaab Yuusuf Maxamuud oo ah muwaadin u dhashay DDSI lehna aqoon sare oo heer master ah, khibrad dheer, karti, bisayl siyaasadeed iyo mid hogaamineedba.

Sidaasdarteed, waxaa mas’uulkan cusub loo rajaynayaa in uu si xilkasnimo leh oo daacadnimo iyo wadaniyadi ku dheehan tahay  uu uga soo bixi doono waajibaadka loo idmaday islamarkaana uu bulshada ugu adeego.