Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

War Deg-deg ah: Magacaabis Cusubb

Jigjiga(cakaaranews) Sabti, 1dii October 2016. Waxaa maanta Gudoomiyaha Gobolka Doolo loo magacaabay mudane Maxamed Cabdi Barre oo ah muwaadin u dhashay DDSI lehna khibrad dheer, aqoon sare oo heer degree ah, karti, bisayl siyaasadeed iyo mid hogaamineedba.

Sidaasdarteed, waxaa masuulkan cusub loo rajaynayaa in uu si xilkasnimo leh oo daacadnimo iyo wadaniyadi ku dheehantahay  uu uga soo baxo waajibaadka loo idmaday islamarkaana ugu adeego bulshada.