Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

War Deg-deg ah2: Magacaabis Cusub

Jigjiga(cakaaranews) Isniin, 3da October 2016. Waxaa maanta Maareeyaha Guud Ee Wakaalada Dakhliga DDSI loo magacaabay mudane Ibraahin Aadan Mahad oo ah muwaadin u dhashay DDSI lehna khibrad dheer, aqoon sare oo heer master ah, karti, bisayl siyaasadeed iyo mid hogaamineedba.

Sidaasdarteed, waxaa mas’uulkan lamagacaabay loo rajaynayaa in uu si xilkasnimo leh oo daacadnimo iyo wadaniyadi ku dheehan tahay  uu uga soo baxo waajibaadka loo idmaday islamarkaana uu ugu adeego bulshada.