Ogaysiis: Dhamaan Ardayda Jaamcadaha Ee Soomaalida Ah

Jigjiga(Cakaaranews) Jumce 3da November 2017. Waxaa la ogaysiinyaa dhamaan ardayda cusub ee freeshka ah ee sanadan 2010TI ee heshay jaamacadaha kaladuwan ee dalka in wasaarada waxbarashada ee JDFI ay soo saartay meelayntii cusbayd ee ardayda sidaa darteed waxaa la idinku wargaliyaa inaad meelayntiina ka eegataan websitekan www.neaea.gov.et

Sidoo kale ardayda sanadihii hore waxaa la ogaysiinayaa inay isla websitekan bari kala socdaan jaamacadaha lagu kala qoray.