MW CMC Oo U Kicitimay Caasimada Dalka

Addis ababa(Cakaaranews) Axad 26ka November  2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar  ayaa xarunta deegaanka uga ambabaxay dhanka xarunta dalka ee magaalada addisababa, Isagoo halkaas kaga qaybgali doona Shir lagaga wada tashanayo xaalada guud ee  xuduudaha  dalku la leeyahay  wadamada dariska ah iyo kuwa gudihiisa ahba oo ka qabsoomi doona xarunta dalka ee magaalada addisababa. madaxwaynaha ayaana wakhti xaadirkan kusugan xarunta dalka.

.