Ogaysiis Dhamaan Qurba-joogta DDSI Ee Waqooyiga America

Minnesota (Cakaaranews) Jumce 22ka December 2017. Ogeysiis Dhamaan Qurbajoogta DDSI Ee Waqooyiga America Gaar ahaan Gobolka Minnesota iyo Nawaaxigiisa waxaa Si Xushmed leh Loo ogeysiinayaa iney kasoo Qeybgalaan Shirweynaha wadatashiga Xukuumada iyo Qurbajoogta DDSI.

Waxaa dhamaan Qurbajoogta DDSI Ee Kunool Minnesota iyo nawaaxigiisa lagu wargalinayaa inay ka soo qeybgalaan shirweyne ay ka soo qeybgali doonaan Mas'uuliyiin sare oo katirsan xukuumada dawlad deegaanka Somalida Itoobiya oo ay hogaaminayso marwo maajida maxamuud maxamed.

Hadaba wixii faahfaahin waxaad kalasoctaan numberada iyo ciwanada hoos ku qoron

 Taariikhda December 23/2017

Waqtiga Ama Saacada 05:PM-12:AM

 Addressku waa 2020 American blvd East  Bloomington minnesota 55425

Wixii Faahfaahin ah waxaad Kala Soo Xiriirtaan

1- Mahamud ugaas Haaguf Gu/ tell:651 8081887

2- Faarah Hussein Fure Ku/tell: 320 3105918

3-ibraahin Arab Khuuriye   Xubin tell 9526579149

4-Tixiya Abiib Timacade xubin tel 9526883849

5-Hussein Abdirahman tel= +1 (612) 644-9466