MW CMC Oo Ku Soo Noqday Xarunta Deegaanka.

Jigjiga,(cakaaranews),khamiis, 29ka, March, 2018, Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti uu hogaaminayay  oo ka soo kicitimay xarunta dalka ee Adis-ababa ayaa dib ugu soo laabtay xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga, kadib markii uu u   soo dhamaaday shirkii golaha dhexe ee xisbiga  EPRDF Madaxwaynaha ayaana wakhti xaadirkan ku sugan xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga