MW CMC OO UDUULAY XARUNTA DALKA1

Addis-ababa(Cakaaranews) Talaado, 24ka April 2018. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga uga duulay dhanka xarunta dalka ee magaalada addis-ababa, isagoo halkaas kaga qaybgali doona xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu sagootinayo raisal-wasaarihii hore dalka mudane hailemariam Deselegn islamarkaana ay kasoo qaybgalayaan mas’uuliyiinta ugu saraysa dalka oo uu kamid yahay raisal-wasaaraha dalka Dr Abiyu Ahmed , madaxwaynaasha dawlad deegaanada dalka oo kamid yahay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cuamr, safiirada iyo marti sharaf kale oo tiro badan.