MW CMC Oo Kulan Dar-dar Galin Ah Uqabtay Wasiirada Iyo Agaasimayaasha DDSI

Jigjiga(Cakaaranews) Talaado, 24ka April 2018. Kulan ay shirgudoominayeen madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamud Cumar iyo afhayeenka golaha baarlamaanka DDSI ahna  madaxa arrimaha xisbiga ee xarunta dhexe ee XDSHSI oo ah xubin gudi fulin ah mudane Maxamedrashid Isaaq islamarkaasna ay kasoo qaybgaleen goloha wasiirada DDSI, maareeyeyaasha wakaaladaha iyo shirkadaha, wasiir kuxigeenada iyo agaasimayaasha xafiisyada heer deegaan ayaa ka qabsoomay xarunta madaxtooyada gaar ahaan madasha shirarka ee KAALI2.

Hadaba shirkan oo lagaga hadlay waxyaabo badan la iskulana qaatay in si adag la dardargaliyo shaqooyinka uyaala xukuumada iyo xisbiga Isfahan buuxana uu ka dhacay faahfaahintiisa kala soco www.cakaaranews.com