MW CMC OO U DUULAY XARUNTA DALKA

Addis-ababa(Cakaaranews) Jumce, 27ka April 2018. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa xarunta deegaanka uga duulay dhanka xarunta dalka ee magaalada addis-ababa, Isagoo halkaas kaga qaybgali doona shirar muhiim ah. Wuxuuna Madaxwaynuhu wakhti xaadirkan ku suganyahay xarunta dalka ee magaalada addis-ababa.