CakaaraNews

The Only Web Site on Somali State Soil

Wednesday
Sep 08th
Kadinka Wararka Gobolada Waftigii Qurbo Joogta ee ka Socday Jigjiga TV oo Booqday Dugsiyada Waxbarshada ee Tuulada Dundumo Cas iyo Shabeeley

Waftigii Qurbo Joogta ee ka Socday Jigjiga TV oo Booqday Dugsiyada Waxbarshada ee Tuulada Dundumo Cas iyo Shabeeley

altJigjiga (CakaaraNews) Waftigii ka socday Qurba joogta Dalka Mareykanka gaar ahaan Gobolka Minnesota ee matalayay Jigjiga TV ayaa wali aynan fari ka qodnayn booqashadii ay ku marayeen Dawlada Degaanka Soomaalida.

Wafdigaas ayaa laga soo bilaabo imaatinkoodii ilaa wakhtigan aan salka dhigin, waxayna ay ku guda jiraan booqashooyin kala duduwan, oo ay ku booqanayeen mashaariicda horumarinta ee ka socda Dawlad Degaanka Soomaalida.

Waxay wafdigu booqdeen mashaariicda dhinaca horumarka ay ee ay dawladu ka wado degaanka. Waxaa kaloo ay kulamo la yeesheen bulshada qaybaheeda kala duduwan.

Booqashooyinka wafdigan ka socday Bahda Jigjiga TV ayaa cadaynaysa baahida badan ee ay umadooda iyo Dawlad Degaankooga ay u qabaan inay la xidhiidhaan qurbo joogta u dhalatay Degaanka Soomaalida ee ku kala sugan daafaha dunida.

alt

Isla markaana waxa ay maanta booqasho ku tageen goobo kala gadisan oo ka tirsan Degmada Jigjiga gaar ahaan, dugsiyo waxbarasho oo ku kala yaala Tuulada Dundumo Cas iyo Tuulada Shabeeley.

Waftigaas waxaa hor kacayay masuuliyiin ka kala socday xafiisyada Dawlada oo ay ka go'an tahay in ay aqoontooda iyo xirfadoodiiba ugu adeegaan bulshadooda.

Masuuliyintan oo kala ahaa Gudoomiyaha Degmada Jigjiga Mudane Xirsi Maxamed Dool, Wasiir ku xigeenka Maaliyada Mudane Sheekh Xasan Maxamuud, Wasiir ku xigeenka Wasaarada Waxbarashada Mudane Cabdulaahi Maxamed Gisile.

Waxaa kaloo wafdiga booqashadooda ku weheliyay  Garaad Maxamed Dool iyo Masuuliyiin kale, waxayna halkaas kula kulmeen dhamaanba dadka degan Tuulooyinkaasi.

Gabagabadii booqashada waftigu waxay wada jir ahaan ku wacyi galiyeen dadkii ay la kula kulmeen, iyagoo ku booriyay sidii ay u ilaalin lahaayeen Nabadgalyadooda ugana shaqyn lahaayeen Horumarka deegaankooda.



alt

CakaaraNews
 

Daawo Sawirada Degaanka Quruxdiisa

English News

Diaspora Vows to Support Somali State Peace & Development

Diaspora Vows to Support Somali State Peace & Development

Series of meetings between Somali State government delegation led by Abdifitah Sheik Abdullahi, Chai...

Read more...

For immediate release: Minneapolis Conference Communiqué

For immediate release: Minneapolis Conference Communiqué Somali Regional State Diaspora in Minnesota, USA, and Somali Regional State Government delegation le... Read more...

Ethiopia: Somali rebel factions declare a shift to work for peace, dev’t

Ethiopia: Somali rebel factions declare a shift to work for peace, dev’t Addis Ababa (CakaaraNews) The Ogaden National Liberation Front (ONLF) and the United Western Somali L... Read more...

Somali State Diaspora Association Elects New Management Staff

Somali State Diaspora Association Elects New Management Staff Addis Ababa (CakaaraNews) – The Somali Development Association in Sana’a in association with the Ethi... Read more...

Residents of Jijiga, Kebribeyah towns casting votes Sunday, 23 May 2010

Residents of Jijiga, Kebribeyah towns casting votes     Sunday, 23 May 2010 Jijiga, May 23 (WIC) – Residents of Jijiga and Kebribeyah towns of the Somali state are casting vote... Read more...

ElBaradei free to seek Egyptian presidency: Mubarak

ElBaradei free to seek Egyptian presidency: Mubarak March 5, 2010 -- Egyptian President Hosni Mubarak said on Thursday that former U.N. nuclear chief Mo... Read more...

Somali pirates free Indonesian ship for $7.5mn

Somali pirates free Indonesian ship for $7.5mn

Somali pirates freed a Singaporean-flagged chemical tanker, having 24 crew members including Indians...

Read more...

$3M bail each in Seward killings

$3M bail each in Seward killings Relatives say two teens decided to rob a store to get a car out of the impound lot. Charges say the ... Read more...

Fikirkaaga Ka Bixi ONLF

ONLF Waxay u taagan tahay?
 

Login

  • Login
  • Create an account
    Registration
    *
    *
    *
    *
    *
    Fields marked with an asterisk (*) are required.