CakaaraNews

The Only Web Site on Somali State Soil

Friday
Sep 10th
Kadinka Wararka Degaanka Xuskii 8 Maarso oo Si Sharaf Leh Looga Xusay Jigjiga

Xuskii 8 Maarso oo Si Sharaf Leh Looga Xusay Jigjiga

altJigjiga (CakaaraNews) Xuskii Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka ayaa si sharaf & qadarin leh looga xusay Dawlad Degaanka Soomaalida. Munaasab lagu waynaynayo maalintan ayaa maanta lagu qabtay Hoolka Shirarka ee Sayid Maxamed cabdule Xasan.

1Munaasabadan oo ay ka soo qayb galeen masuuliyiin fara badan oo uu ka mdi yahay Ku Sii Simaha Madaxa xafiiska Arrimaha haweenka Marwo Ifraax Axmed, Madaxa Xafiiska Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Guuleed Casoowe oo wakiil xaflada uga ahaa Madaxawaynaha Dawlad Degaanka Soomaalida Mudane daa'uud Maxamed Cali, Hogaanka Maamulka cadaalada & Nabadgalyada, Mudane cabdi Maxamuud Cumar,

 

 

 

 

 

 

 

Waxaa kale oo munaasabadaa ka soo qayb galay Madaxa xafiiska Waxbarashada Mudane cabdiraxmaan Sheekh Maxamed (Gurey), Madaxa xafiiska Dhalinyarada & Ciyaaraha Mudane farxaan Xuseen, Ku Xigeenka Madaxa xafiiska waxbarashada Mudane cabdulaahi Gizile iyo masuulyiiin fara badan.

 

 

 

 

 

 

 

Munaasabadan oo Xafiiska Arrimaha Haweenka ay ku macsuuntay arday gabdho ah oo xirfado kala duwan ku qalin jabinayay waxaa kaloo lagu martiqaaday qaybaha bulshada rayidka ah ee ku kala nool magaalda Jigjiga. Waxaa kaloo xaflada ka soo qayb galay marti sharaf kale oo ka kala socday qurbo joogta u dhalatay degaanka.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Kadib furitaankii, khudbad gaaban oo uu hogaanka Maamulka cadaalada & nabadgalyada uu ka jeeediyay madasha ayaa wuxuu haweenka ku dhiiri galiyay inay sii labalaabaan dedaalka ay ugu jiraan sidii ay u wanaajin lahaayeen nolosha shacabkeena.

alt

 

 

alt

 

Wuxuu hogaanku munaasabadaa marti sharaftii ku xurmeeyay inay la kulmaan geesiyaasha Ciidamada Sida Gaarka ah u Tababaran ee Liyuu Booliska qaar ka mid ah oo guulo wax ku ool ah ka gaadhay dabar goynta nabad-diidka. Wuxuu hogaanku ku sharfat in gaashaanle Sare Axmed Shuun & Gaashaanle sare Dacar cabdi ay soo hor istaagaan bulshada rayidka ah oo ay salaan ka qaataan.

alt

 

 

markii ay labada geesi soo galeen saaxada shirka ayaa sacab, mashxarad & caleemo qoyan loo lulay. Sidaan ogsoonahay labadan geesi ayaa todobaadkii aanu soo dhaafnay waxay dagaal ay la galeen nabad-diidka ay u gaysteen khasaaro laxaad leh.

altShacabkii ka qayb galayay munaasabada ayaa labada geesi la galay sawiro badan.

CakaaraNews

 

Daawo Sawirada Degaanka Quruxdiisa

RADIO CAKAARA

There seems to be an error with the player !

English News

Diaspora Vows to Support Somali State Peace & Development

Diaspora Vows to Support Somali State Peace & Development

Series of meetings between Somali State government delegation led by Abdifitah Sheik Abdullahi, Chai...

Read more...

For immediate release: Minneapolis Conference Communiqué

For immediate release: Minneapolis Conference Communiqué Somali Regional State Diaspora in Minnesota, USA, and Somali Regional State Government delegation le... Read more...

Ethiopia: Somali rebel factions declare a shift to work for peace, dev’t

Ethiopia: Somali rebel factions declare a shift to work for peace, dev’t Addis Ababa (CakaaraNews) The Ogaden National Liberation Front (ONLF) and the United Western Somali L... Read more...

Somali State Diaspora Association Elects New Management Staff

Somali State Diaspora Association Elects New Management Staff Addis Ababa (CakaaraNews) – The Somali Development Association in Sana’a in association with the Ethi... Read more...

Residents of Jijiga, Kebribeyah towns casting votes Sunday, 23 May 2010

Residents of Jijiga, Kebribeyah towns casting votes     Sunday, 23 May 2010 Jijiga, May 23 (WIC) – Residents of Jijiga and Kebribeyah towns of the Somali state are casting vote... Read more...

ElBaradei free to seek Egyptian presidency: Mubarak

ElBaradei free to seek Egyptian presidency: Mubarak March 5, 2010 -- Egyptian President Hosni Mubarak said on Thursday that former U.N. nuclear chief Mo... Read more...

Somali pirates free Indonesian ship for $7.5mn

Somali pirates free Indonesian ship for $7.5mn

Somali pirates freed a Singaporean-flagged chemical tanker, having 24 crew members including Indians...

Read more...

$3M bail each in Seward killings

$3M bail each in Seward killings Relatives say two teens decided to rob a store to get a car out of the impound lot. Charges say the ... Read more...

Fikirkaaga Ka Bixi ONLF

ONLF Waxay u taagan tahay?
 

Login

  • Login
  • Create an account
    Registration
    *
    *
    *
    *
    *
    Fields marked with an asterisk (*) are required.