
Jigjiga (CakaaraNews) waxaa saaka 5:00 subax nimo laga bilaabo ay bilaabantay takbiirta salaada Ciidul Fidrida waxaana aad ay dadwaynaha magaalada jigjiga ay buux dhaafiyeen lamiyada iyagoo usii qul qulaya goobta salaada ciida ee xarunta DDS.
Munaasabadan salaada ayaa waxaa kasoo qayb galay Madaxwaynaha DDS Mudane Cabdi Maxamuud Cumar , madaxda xafiisyada kala duwan iyo dhamaan bulshada qaaybaheeda kala duwan.
Madaxwaynaha oo munaasabadaasi ka jeediyay qudbadii ugu qiimaha badnayd ee Madaxwayne deegaanka soo maray uunan abidkii ka jeedinin munaasabad caynkanoo kale ah, kaas oo ugu horayntii kubilaabay in goobtaas Ciidii tan kahoraysay ay ahayd ciidii abaar ah balse hada ay tahay xili deegaanku yahay barwaaqo, horumar oo Nabadgalyo Caama deegaanka kadhalatay, maantana ay halkan inagula tukanayaan.
kuwiishalay aan xabada isku haysanay ee colaadu naga dhaxaysay ee UWSLF IYO ONLF waana wax ilaahay loogu mahadnoqo (ALXAMDU LILAAH)
Madaxwaynuhu isagoo hadalkiisa siiwata ayaa wuxuu cadeeyay uguna baaqay dadwaynihii goobtaas iskugu soo baxay inay eebe uga baryaan in kuwa wali qoriga wata ee shisheeyuhu ku adeeganayo ilaahay qalbigooda garansiiyo nabada, oo ay nabada qaataan.
Mudane Cabdi Maxamud Cumar wuxuu dhamaan muslimiinta ugu baaqay in ay isku naxariistaan dadka masaakiinta ahna laga wada farxiyo hoosna ay ku wa waxhaya ee haynta rooni ay masaakiinta ugargaaraan .
Khudbadan madaxawaynaha oo dhinacyo badan taabanaysa waxaa kamidahaa in cafiska maxaabiista ku xidhnayd jedka dhexe taas oo gudigii cafiska loosaaray ay dib udhec kuyimid awgeed aan dib idiinkala socod siin doono warbaahinta kaladuwana ee deegaanka lagu shaacin doono.
Gaba gabadii ayaa waxaa si farxadleh ugu soo dhamaatay gudashadii wajibaadkiina muslimiintii ku sugnaayd xarunta caasimada DDS ee jigjiga, iyadoo lagu kala tukanayay laba meelood goobta ciida oo qaadi wayday dadka badnaantooda ayaa laba barxadood oo wawayn muslimiintu ku kala tukanayeen, waxaa kaloo aad wax ilaahay loogu mahadiyo ah dadkii ugu tirada badnaa ee soo islaamay ayaa aad dadkii ufarax galisay iyadoo isla goobtaa lagu garab qabty oo muslimiintii,
madashaa ku cibaadaysanaysay ay kaalmo ufidiyeen wixii kalmada ubaahnaa wixii kalana masjidadu qaateen si ay diinta usii baraan, isla markaana qaar kamida madaxdii,culumo awdiin iyo waliba qurbo joog aad utiro badan uu marti sharaf ufidiyay Madaxwaynuhu kulana soo qureecdeen gurigiisa




Normal
0
false
false
false
MicrosoftInternetExplorer4
/* Style Definitions */
table.MsoNormalTable
{mso-style-name:"Table Normal";
mso-tstyle-rowband-size:0;
mso-tst...

Jigjiga (CakaaraNews)
Shirwaynahan waxbarashada ee heer
deegaan waa shirwayne sanadle ah oo sanadkiiba hal mar qabsooma, hadana wuxuu
qabsoomayaa markii labaad, shirkan ujeedadiisu waa




Jigjiga (CakaaraNews)
shirkan oo ay kasoo qayb galeen
odayaasha,waxgaradka,haweenka,dhalinyara da iyo
aqoonyahanka beesha Maqaabul isagoo ay soo qaban qaabiyeen Kumushneer ku
xigeenka booliska asluubta Xildhibaan Cabdi Bade,Xaaji Gaboobe iyo
Maxa...

Somali Regional State Diaspora in Minnesota, USA, and Somali Regional State Government delegation le...
Addis Ababa (CakaaraNews)
The Ogaden National Liberation Front (ONLF) and the United Western Somali L...
Addis Ababa (CakaaraNews)
– The Somali Development Association in Sana’a in association with the Ethi...
Jijiga, May 23 (WIC) – Residents of Jijiga and Kebribeyah towns of the Somali state are casting vote...
March 5, 2010 -- Egyptian President Hosni Mubarak said on Thursday that former U.N. nuclear chief Mo...
Relatives say two teens decided to rob a store to get a car out of the impound lot. Charges say the ...


