CakaaraNews

The Only Web Site on Somali State Soil

Wednesday
Sep 08th
Kadinka Wararka Gobolada

Gobolada


Mid Kamida Ganacsatada Gobolka Qoraxay oo Aan Waraysi Layeelanay

Mid Kamida Ganacsatada  Gobolka Qoraxay oo Aan Waraysi Layeelanay

Qorax (CakaaraNews) Sida aan wada ogsoonahay dhamaan Gobolada DDS oo dhan ayaa loo sameeyay Gobolkasta 3 xubnood oo ganacsato ah oo liisankii ganacsiga lasiiyay cashuur dhaaf in ay kusoo galiyaan raashinka maceeshada cunada ay ubaahantahay bulshada ku dhaqan goboladaasi kuna keenaan qiimo aad uga jaban kii hada kahor imanayay goboladaasi, isla markaana aysan ugudbin karin gobolba gobolka kale,kan uu shatigiisa haysto moyee.

Fursadan oo ah mid uu kusoo guulaystay Madaxwaynaha Dawlada Deegaanka Soomaalida Mudane Cabdi Maxamed Cumar oo inbadan kala dooday Dawlada dhexe in ay shacabkiisu helaan fursado tanoo kale ah si ay usoo kobciyaan una soo gadhaan deeganada kale madamoo in mudo ah la hadheen dhaqdhaqaaqyada nabadiidku uu ka wadi jiray hada ka hor deegaanka in lasiiyo fursadahan iyo kuwo lamida sida gawaadhida oo iyaguna mid tan lamida loo fasaxay in ay ka faa iidaystaan in mudo ah fursadahan ay deegaanada kale ee ku dhaqan dalka aysan helin.


Hadaba dhawaan ayaa waxaan kula kulanay midka mid ah ganacsatada lasiiyey liisankaas, ee ku qoran Gobalka Qoraxey casimadeeda Qabridahar Mudane Siciid Maxamed Siciid oo ah Maareeyaha shirkada Xarago, Shirkadaas oo ah ta kaliya ee wali kabilawday ganacsigan Gobolkaas in safar kii u horeeyay ay bulshadu aad ugu diirsatay qiimiihii horena ay 200 birr hoos uga rideen taas oo ay bulshadu aad usoo dhawaysay iyagoo kaga qaadanaya jumlad ahaan kagana dabulanayaan gadhi gacmeedyo iyo gawaadhi iyagoo safar dheer ugalin, halka ay awal hore sugayeen safar dheer inuu cooshadayar ama tukaanku uu laba kiish utago magaalo masaafo dheer ujirta mudana ku maqnaado safarkaas in uu si fudud magaalada uga helo iyada oo qiimo kajaban kii hore ah.


Mudane Siciid wuxuu intaas ku daray in uu cabasho u soo jeedinayo taas oo ah in ay ganacsatada Gobolada kale ku qoran gaar ahaan Gobolka Jigjiga iyo Dhagaxbuur ay ilaaliyaan xeerka iyo shuruucda loo dhigay ganacsatada loo xadiday goobahaas ayka  dhaqan galiyaan oo ayna ka soo gudbin Goboladii loogu talo galay.


Ugu danbayntii waxaa kale oo uu mahadnaq balaadhan u soo jeediyay ciidanka amniga ee Gobolka Dhagaxbuur iyo Qoraxay oo si fiican u hirgaliyay sidii loogaadhsiin lahaa badeecadaas wakhtigii loo baahnaa garab na naga siiyay sidii ay noo soo gaadhi lahayd badeecadaasi.

 

 

 CakaaraNews

 

Warbixin Dheer oo Ku Saabsan Qabri Dahare

Warbixin Dheer oo Ku Saabsan Qabri Dahare

Qabri-Dahar (CakaaraNews) HORDHAC: Gobolka Qoraxay wuxuu ku yaalaa bariga Ethiopia gaar ahaan Dowlad Deegaanka Soomaalida wuxuuna ka kooban yahay 4 Degmo oo kala ah: Degmada Q/dahare, Degmada Shilaabo, Degmada Dhobaweyn, & Degmada Shaygoosh

SAFARKA QA...

Dagmada Hud-Hayd ee Gobolka Liibaan oo Hirgalisay Mashaaric ay ku Baxday Misaaniyad ka Badan 15Milyan

Dagmada Hud-Hayd ee Gobolka Liibaan oo Hirgalisay Mashaaric ay ku Baxday Misaaniyad ka Badan 15Milyan

Hud-Hayd (CakaaraNews) Dagmada hud-hayd ee Gobolka Liibaan ee Dawlada Deegaanka Soomaalida ayaa waxa ay hir galisay Mashaariic kala duwan oo ku baxday in kabadan 15malyuun Gudoomiyaha Dagmada Hud-hayd Mudane Cabdi Maxamad oo uwaramayay warbaahinta aya...

Waftigii Ururuka UWSLF Oo Sibalaadhan Looga Soo Dhaweeyay Magaalada Fiilto

Waftigii Ururuka UWSLF Oo Sibalaadhan Looga Soo Dhaweeyay Magaalada Fiilto

Fiilto (CakaaraNewes) Waftigii Ururka UWSLF ee Kormeerka ku marayay gobolada Liibaan iyo Afdheer ayaa habeenkii xalay ahaa ku hoyday magaalada Filto ee Caasimada Gobolka Liibaan.

Magaalada Filto ayaa kutaala silsilado buuro ah dushooda sare waxayna Mag...

18 Mashaaricood oo Laga Fuliyay Laba Dagmo oo ka Tirsan Gobolka Shiniile oo Xadhiga Laga Jaray

18 Mashaaricood oo Laga Fuliyay Laba Dagmo oo ka Tirsan Gobolka Shiniile oo Xadhiga Laga Jaray

Gobolka Shiniile (CakaaraNews) Mashaariicdaasi ayaa waxaa maal galiyay Mashruuca Xoolo Dhaqatada ee PCDP.

Mashaariicdan oo kamida mashaaricaha kala duwan ee deegaanka sida dardarta leh uga socda  ee lagu horu marinayo Buslsho waynta deegaanka ku dhaqan...

Kulan Lagaga Hadlayay Arimaha N/galyada ayaa Maanta Kafurmay Magaalada Q/dahar

Kulan Lagaga Hadlayay Arimaha N/galyada ayaa Maanta Kafurmay Magaalada Q/dahar

Qoraxay (CakaaraNews) warkan oo anu ka helnay wariye katirsan shabaga CakaaraNews oo hatan ku sugan Magaalada Q/dahar ayaa khadka taleefanka anuu ku waraysanay oo kulankaa isagu goob joog ka ahaa.

Kulankan oo kadhacay Xarunta Maamulka Gobolka Qoraxay...

Waftigii Ururka UWSLF Oo ay Wehelinayeen Suxufiyiin ka kala Sucday 3 Saxaafadood Ayaa Saaka ka Anbabaxay Magaalada Diri-Dabe.

Waftigii Ururka UWSLF Oo ay  Wehelinayeen  Suxufiyiin ka kala Sucday 3 Saxaafadood Ayaa Saaka ka Anbabaxay Magaalada Diri-Dabe.

Dhiri-Dhaw (CakaarNews) War oo ay na  soo gadhsiiyeen wariye yaal ka kala socday Warsidaha CakaaraNews iyo ETV laanta Afka Soomaaliga oo ka anbabaxay Malintii shalay ahayd Magaalada Jigjiga una   anbabaxay Gobolka Qabri-dahar iyo Gobolo kale oo xalay ...

Madaxwaynaha DDS oo Xadhiga Kajaray Mashruucii Biyo Galinta ee Magaalada Dh/buur.

Madaxwaynaha DDS oo Xadhiga Kajaray Mashruucii Biyo Galinta ee Magaalada Dh/buur.

Dhagax-Buur (CakaaraNews) Munaasabadan oo shalay uu Madaxwayne Daa'uud Maxamad Cali, xadhiga ka jarayay Mashruucan Biyo Galinta oo si wayn loosoo agaasimay ayaa waxaa ku wehelinayay Madaxa Xafiiska Biyaha Macdanta iyo Tamarta Dr Suldaan Wali.

Mashruuca...

Cusbitaalka Magaalada Dh/buur Oo Maanta Xadhiga Lagaga Jaray Qayb Cusub oo Qaliinka ah

Cusbitaalka Magaalada Dh/buur Oo Maanta Xadhiga Lagaga Jaray Qayb Cusub oo Qaliinka ah

Jigjiga (CakaaraNews) Magaalada dhagax-buur ayaa Maanta xadhiga lagaga jaray Qaybta Qaliinka ee uu yeelan doono Cisbitaalka wayn ee Magaalada Dhagax-buur, iyada oo halkaasi uu Goob jog ahaa Gudoomiaya Gobalka Badal Xiis Maxamed iyo Gudoomiayayaasha 5 ...

Shufto Uu Hogaaminayay Maxamad Yuusuf Oo Dagaal Lagu Dilay

Shufto Uu Hogaaminayay Maxamad Yuusuf Oo Dagaal Lagu Dilay

Sagag(CakaaraNews) War degdeg ah oo naga soo gaadhay Ciidamada Sida Gaarka ah u Tababaran ee Degaanka Soomaalida ee Loo Yaqaano Liyuu Booliska ayaa noosoo sheegay in dagaal shalay barqo nimadii cabaar 11 kii saac ka dhacay Qabalaha Weerale  oo katirsa...

Shuftaygii Sheekh Axmed Xuseen Xasan (Yogol) Oo Dagaal Lagu Qabtay iyadoo 7 Indhaha Loo Shiday

Shuftaygii Sheekh Axmed Xuseen Xasan (Yogol) Oo Dagaal Lagu Qabtay iyadoo 7 Indhaha Loo Shiday

Fiiq (CakaaraNews) War degdeg ah oo naga soo gaadhay Ciidamada Sida Gaarka ah u Tababaran ee Degaanka Soomaalida ee Loo Yaqaano Liyuu Booliska ayaa sheegaya in dagaal saaka subaxnimadii ka dhacay meesha la yidhaahdo Bali Qabri Yaale oo ku taala ...

Gudoomiyaha UWSLF oo xalay Xaruntiisa Jigjiga kulan kula yeeshay Guddoomiyayaasha Jigjiga iyo Godey

Gudoomiyaha UWSLF oo xalay Xaruntiisa Jigjiga kulan kula yeeshay Guddoomiyayaasha Jigjiga iyo Godey

Jigjiga (CakaaraNews) Madaxda sare ee Ururka UWSLF ayaa Xaruntooda magaalada Jigjiga habeenkii xalay kulan kula qaatay, Guddoomiyayaasha Gobollada Jigjiga iyo Godey, halkaas oo ay ka wada hadleen arrimo khuseeya Gobolladaas oo ay ugu horeysay ...

Guddoomiyaha Ururka UWSLF oo Maanta la kulmey Guddoomiyayaasha gobolada Dhagaxbuur iyo Afdheer

Guddoomiyaha Ururka UWSLF oo Maanta la kulmey Guddoomiyayaasha gobolada Dhagaxbuur iyo Afdheer

Jigjiga (CakaaraNews) Gudoomiyaha Ururka UWSLF Sheekh Ibraahim Sheekh Maxamed Xuseen ayaa Maanta si kala gooni gooni ah u qaabilay qaar ka mid ah Gudoomiyayaasha Gobalada Af-dheer iyo Dhagax-buur.

Gudoomiyaha ayaa Subaxnimadii saaka kulan la qaat...

Sh.Maxamed Askar Oo Muxaadaro Kajeediyay Masjidka Jaamica Ee Jigjiga.

Sh.Maxamed Askar Oo Muxaadaro Kajeediyay Masjidka Jaamica Ee Jigjiga.

Jigjiga (CakaaraNews) Waxaa habeen hore Masjidka weyn ee jaamaca Magaaladda Jigjiga Muxaadaro in badan la sugayay ka jeediyay Sh.Maxamed Askar Khaliif.

Muxaadaradaas oo ka hadlaysay In aakhira loo shaqaysto oo adduun kaliya loo shaqaysan ayaa waxaa ka ...

Ururka Dhalinyarta ee HEEGAN,Oo Cawimo Uqaybiyay Dhalinyarta Darbijiifka oo Da'doodu Kayartahay 15 jir

Ururka Dhalinyarta ee HEEGAN,Oo Cawimo Uqaybiyay Dhalinyarta Darbijiifka oo Da'doodu Kayartahay 15 jir

Jigjiga (CakaaraNews) Ururka Dhalinyarta ee HEEGAN,oo hoos taga Ururka Dhalinyarada Fadareshinka DDS, Heegan oo hada mudo hal sano ahba ka jirtay magaalada Jigjiga ayaa maanta xaflad uqabtay caruurta yar yar ee darbi jiifka ah ee da'doodu kayar tahay ...

  • «
  •  Start 
  •  Prev 
  •  1 
  •  2 
  •  3 
  •  4 
  •  5 
  •  6 
  •  7 
  •  8 
  •  9 
  •  Next 
  •  End 
  • »
Page 1 of 9

Daawo Sawirada Degaanka Quruxdiisa

English News

Diaspora Vows to Support Somali State Peace & Development

Diaspora Vows to Support Somali State Peace & Development

Series of meetings between Somali State government delegation led by Abdifitah Sheik Abdullahi, Chai...

Read more...

For immediate release: Minneapolis Conference Communiqué

For immediate release: Minneapolis Conference Communiqué Somali Regional State Diaspora in Minnesota, USA, and Somali Regional State Government delegation le... Read more...

Ethiopia: Somali rebel factions declare a shift to work for peace, dev’t

Ethiopia: Somali rebel factions declare a shift to work for peace, dev’t Addis Ababa (CakaaraNews) The Ogaden National Liberation Front (ONLF) and the United Western Somali L... Read more...

Somali State Diaspora Association Elects New Management Staff

Somali State Diaspora Association Elects New Management Staff Addis Ababa (CakaaraNews) – The Somali Development Association in Sana’a in association with the Ethi... Read more...

Residents of Jijiga, Kebribeyah towns casting votes Sunday, 23 May 2010

Residents of Jijiga, Kebribeyah towns casting votes     Sunday, 23 May 2010 Jijiga, May 23 (WIC) – Residents of Jijiga and Kebribeyah towns of the Somali state are casting vote... Read more...

ElBaradei free to seek Egyptian presidency: Mubarak

ElBaradei free to seek Egyptian presidency: Mubarak March 5, 2010 -- Egyptian President Hosni Mubarak said on Thursday that former U.N. nuclear chief Mo... Read more...

Somali pirates free Indonesian ship for $7.5mn

Somali pirates free Indonesian ship for $7.5mn

Somali pirates freed a Singaporean-flagged chemical tanker, having 24 crew members including Indians...

Read more...

$3M bail each in Seward killings

$3M bail each in Seward killings Relatives say two teens decided to rob a store to get a car out of the impound lot. Charges say the ... Read more...

Fikirkaaga Ka Bixi ONLF

ONLF Waxay u taagan tahay?
 

Login

  • Login
  • Create an account
    Registration
    *
    *
    *
    *
    *
    Fields marked with an asterisk (*) are required.