CakaaraNews

The Only Web Site on Somali State Soil

Wednesday
Sep 08th
Kadinka Wararka

Wararka Degaanka

Somali News, Current Affairs, Politics from Somali Regional State of the Federal Democratic Republic of Ethiopa

Madax-waynaha DDS oo Galabta Booqday Xabsiga Dhexe Lana Afuray Maxaabiista

Madax-waynaha DDS oo Galabta Booqday Xabsiga Dhexe Lana Afuray Maxaabiista

Jigjiga (CakaaraNews)xukuumadda DDS ayaa ahmiyad gaara siisa kor u soo qaadida tayada jeelka iyo suurto galinta jawi wanaagsan oo loolana macaamiloodo maxaabiista iyo u abuurida maxaabiista helid fursado waxbarasho si kor loogu soo qaado garaadkooda maskaxeed.

Hadaba booqashada Madax-waynaha ee xabsiga ayaa u sii gogol-xaadhaysa warbixinta ay gudiga caafiska DDS u soo gudbiyeen Madax-waynaha, nuxurkeeduna ahaa liiska maxaabiista shuruudaha cafiska buuxiyay iyagoo ay gudigu waayadanba ku mashquulsanaayeen xaqiijinta maxaabiista cafiska helaysa, balse Madax-waynaha oo ku guda jira booqashadiisa ayaa la kulmay 2 Gabdhood iyo wiil nabadiid u xidhnaa iyagoo jaamacad dhiganayaana lasoo qabtay xukumaadda oo fiiro gaara siinaysa xaqa-muwaadinka iyo xuquuqda shaqsigaa ee helida waxbarasho ayaa u fasaxday in ay sii wataan 3 dan arday ee kamidka ahaa maxaabiistii waxbarashada siiwadatay qaarkoodna ayba ku qalin jabiyeen iyagoo xabsiga ku jira ku dhamaysteen waxbarashadoodii heerka jaamacadeed ahayd iyagoo ka kala qalin jabiyay kulliyaddaha Caafimaadka iyo Jaamacadda Jig-jiga, lana gudoonsiiyay shahaadada Diploma.

kuna cadsadeen ardeydaasi xafladii qalin jabinta in la cafiyo, Madax-waynaha ka ogolaaday iyadoo kadibna uu madax-waynuhu la kulmay xobno kale oo fal-danbiyeedyo ka baxsan nabad-diidka lagu soo xadhay.
Gaba-gabadii booqashadan Madax-waynaha ayaa waxa uu carabka ku dhuftay in sidii caadada u ahayd cafiska maxaabiista in cafis loo samayn doono maxabiista buuxisay shuruudaha cafiska ee ay gudiga cafiska DDS, soo go'aamiyeen lana cafin doono subaxnimada salaada Ciidal Fitriga hadii alle idmo

 

Koobkii Kubada Cagta ee bishan ramadaan kasocday jig-jiga oo soo gabagaboobay

Koobkii Kubada Cagta ee bishan ramadaan kasocday jig-jiga oo soo gabagaboobay

Jigjiga (CakaaraNews) Baryahan danbe oo ay dhamaan deegaanka kasocdaan howlo badan oo la dardargaliyay ayaa waxaa dhawaanahanba dhamaan 9ka gobol ee uu deegaanku ka kooban yahay kasocday tartamo kubada cagta ah oo loo qabanayay Dhalinyarada kubada cag...

Gollaha Kaabineedka D.D.S oo Saaka Ansixiyay Wasiiro iyo Wasiir kuxigeeno Cusub

Gollaha Kaabineedka D.D.S  oo Saaka Ansixiyay Wasiiro iyo Wasiir kuxigeeno Cusub

Jigjiga (CakaaraNews) saaka abaarihii 11 suxubnimo ayay shir isugu yimaadeen gollaha kaabineedka D.D.S  ayaa waxay qalinka ku duugeen magacaabista wasiirada iyo kuxigeenada hoos ku cad

 

1. Rashiid c/ guuleed      ...

Qaar kamid ah gabdhaha Godey, Qoraxay iyo jigjiga oo keenay natiijadii ugu saraysay ee dhibcaha 4. ama 100/100 dhanka waxbarashada

Qaar kamid ah gabdhaha Godey, Qoraxay iyo  jigjiga  oo keenay natiijadii ugu saraysay ee dhibcaha 4. ama 100/100 dhanka waxbarashada

2010-09-05 Jigjiga (CakaaraNews) Shirwaynaha waxbarashada deegaanka soomaalida oo lagu qabtay hoolka shirarka ee sayid maxamed cabdule xasan oo uu galabta madax waynaha dawlada deegaanka soomaalida mudane cabdi maxamuud cumar soo gababeeyey. shirway...

Ra’yiga dadwaynuhu ka bixinayaan dhismaha dawladda cusub

Ra’yiga dadwaynuhu ka bixinayaan dhismaha dawladda cusubNormal 0 false false false MicrosoftInternetExplorer4 /* Style Definitions */ table.MsoNormalTable {mso-style-name:"Table Normal"; mso-tstyle-rowband-size:0; mso-tst...

Komishneerka Booliska DDS ayaa Saraakiisha Booliska uqabtay kulan ku Aadan Isqiimayn iyo wada-tashi

Komishneerka Booliska DDS ayaa Saraakiisha Booliska uqabtay kulan ku Aadan Isqiimayn iyo wada-tashi

Jigjiga (CakaaraNews) kulankan balaadhan ee uu uqabtay kumushneerka Booliska DDS Gaashaanle Dhexe Yuusuf Maxamad Muuse ,isagoo mid kan lamidana kusoo qabtay dhamaan gobolada iyo Dagmooyinka uu deegaanku ka kooban yahay.

shirkan qiimaaynta ah ayaa waxaa...

Shirwaynihii Labaaad Ee Waxbarashada Heer Deegaan Oo Maanta Ka Furmay Magaalada Jig-Jiga.

Shirwaynihii Labaaad Ee Waxbarashada Heer Deegaan Oo Maanta Ka Furmay Magaalada Jig-Jiga. Jigjiga (CakaaraNews) Shirwaynahan waxbarashada ee heer deegaan waa shirwayne sanadle ah oo sanadkiiba hal mar qabsooma, hadana wuxuu qabsoomayaa markii labaad, shirkan ujeedadiisu waa   1.Sidii kor loogu soo qaadi lahaa coverageka waxbarashada deega...

Magaacaabida Laba Gudoomiye Gobol

Magaacaabida Laba Gudoomiye Gobol

Jigjiga (CakaaraNews) Madaxwaynaha DDS Mudane Cabdi Maxamud Cumar ayaa waxa uu galabta magaacaabay laba gudoomiye Gobol oo kala ah Gudoomiyaha Gobolka Wardheer oo loo magacaabay Maxamad Faarax Faalug, halka Gudoomiyaa Gobolka Godayna loo magacaabay Ca...

Kalfadhigii 1aad ee Xildhibaanada DDS oo Galay maalintiisii labaad iyo Xubno Lamagaacabay

Kalfadhigii 1aad ee Xildhibaanada DDS oo Galay maalintiisii labaad iyo Xubno Lamagaacabay

Jigjiga (CakaaraNews) kalfadhigii 1aad ee xildhibaanada DDS oo galay maalintiisii labaad ayaa saaka Madaxwaynaha DDS, Mudane Cabdi Maxamud Cumar, ayuu waxa uu saaka soo hor dhigay barlamaanka liiska magacyada golaha kaabineetka cusub
Cod buuxa ku taag...

Dawlada Cusub oo soo Dooratay Afayeenka Baarlamaanka DDS, Gudoomiyaha Maxkamada Guud iyo ku'xigoonadoodii

Dawlada Cusub oo soo Dooratay Afayeenka Baarlamaanka DDS, Gudoomiyaha Maxkamada Guud iyo ku'xigoonadoodii

Jigjiga (CakaaraNews) Kalfadhigii 1aad ee baarlamaanka DDS ayaa saan warkayagii horeba akhristayaasha ugu soo gudbinay in maanta si rasmi ah uga furmay Madasha Shirarka ee Maagalad Jigjiga
Kalfadhigan 1aad oo ku fur may jawi cusub ayaaa waxaa lagu soo ...

Warsaxaafadeed: Qurba Joogga Gobolka Dhagaxbuur ee Waqooyiga Amerika oo ka hadley Shirkii Faafan

Warsaxaafadeed: Qurba Joogga Gobolka Dhagaxbuur ee Waqooyiga Amerika oo ka hadley Shirkii FaafanQURBA-JOOGGA G/DHAGAXBUUR , DDS, ETHIOPIA
WAQOOYIGA AMERICA
AUGUST 29, 2010
WAR SAXAAFADEED

Waxaanu la soconay Shirka Nabadoonimada ee ay hormoodka ka ahaayeen Cuqaasha iyo wax-garadka bulshada ku dhaqan G/Dhagaxbuur oo galabta lagu soo gabo-gabeeyey Xar...

Waxaa Maanta Cod'buuxa Lagu Ansixiyay Madax'waynaha DDS

Waxaa Maanta Cod'buuxa Lagu Ansixiyay Madax'waynaha DDS

Jigjiga (CakaaraNews) waxaa maanta cod-buuxa baarlamaanka cusub ee Dawlada Deegaanka Soomaalida kal fadhigiisii 1aad ee maant ayeesheen ayaa waxaa lagu ansixiyay Madaxwaynaha DDS Mudane Cabdi Maxamad Cumar.

Gudoomiyaha Xisbiga Dimuquraadiga Shacbiga Soom...

Kalfadhigii 1aad ee Xildhibaanada DDS ayaa Maanta ka Furmay Hoolka Shirarka M/Jigjiga

Kalfadhigii 1aad ee Xildhibaanada DDS ayaa Maanta ka Furmay Hoolka Shirarka M/Jigjiga

Jigjiga (CakaaraNews) Kalfadhigii 1aad ee Xildhibaanada Dawlada Deegaanka Soomaalida ayaa Maanta Si rasmiya uga furmay Hoolka Shirarka ee Sayd Maxamad Cabdule Xasan

shirkan oo lagu wado inuu socon doono in uu socon doono muso laba cisho ah ayaa waxaa l...

Baaqii kasoo Baxay Shirkii Beesha Maqaabul ee Ku aadanaa Tubta Nabada & Wadahadalka

Baaqii kasoo Baxay Shirkii Beesha Maqaabul ee Ku aadanaa Tubta Nabada & Wadahadalka Jigjiga (CakaaraNews) shirkan oo ay kasoo qayb galeen odayaasha,waxgaradka,haweenka,dhalinyara da iyo aqoonyahanka beesha Maqaabul isagoo ay soo qaban qaabiyeen Kumushneer ku xigeenka booliska asluubta Xildhibaan Cabdi Bade,Xaaji Gaboobe iyo Maxa...

Gundhigga Go'aano Wax Ku oola oo Uu Gaadhay Capinetka DDS

Gundhigga Go'aano Wax Ku oola oo Uu Gaadhay Capinetka DDS

Jigjiga (CakaaraNews) waxaa hubaala in maamulka DDS uu ahmiyad balaadhan siinayo xaaladda Nololeed ee ay ku sugan yihiin shacabku kana damqanaysa xaalada adag ee nololeed ee ay ku sugan yihiin

una dejisay qorsheyaal horumarineed oo dhidiibada loogu aas...

  • «
  •  Start 
  •  Prev 
  •  1 
  •  2 
  •  3 
  •  4 
  •  5 
  •  6 
  •  7 
  •  8 
  •  9 
  •  10 
  •  Next 
  •  End 
  • »
Page 1 of 47

Daawo Sawirada Degaanka Quruxdiisa

English News

Diaspora Vows to Support Somali State Peace & Development

Diaspora Vows to Support Somali State Peace & Development

Series of meetings between Somali State government delegation led by Abdifitah Sheik Abdullahi, Chai...

Read more...

For immediate release: Minneapolis Conference Communiqué

For immediate release: Minneapolis Conference Communiqué Somali Regional State Diaspora in Minnesota, USA, and Somali Regional State Government delegation le... Read more...

Ethiopia: Somali rebel factions declare a shift to work for peace, dev’t

Ethiopia: Somali rebel factions declare a shift to work for peace, dev’t Addis Ababa (CakaaraNews) The Ogaden National Liberation Front (ONLF) and the United Western Somali L... Read more...

Somali State Diaspora Association Elects New Management Staff

Somali State Diaspora Association Elects New Management Staff Addis Ababa (CakaaraNews) – The Somali Development Association in Sana’a in association with the Ethi... Read more...

Residents of Jijiga, Kebribeyah towns casting votes Sunday, 23 May 2010

Residents of Jijiga, Kebribeyah towns casting votes     Sunday, 23 May 2010 Jijiga, May 23 (WIC) – Residents of Jijiga and Kebribeyah towns of the Somali state are casting vote... Read more...

ElBaradei free to seek Egyptian presidency: Mubarak

ElBaradei free to seek Egyptian presidency: Mubarak March 5, 2010 -- Egyptian President Hosni Mubarak said on Thursday that former U.N. nuclear chief Mo... Read more...

Somali pirates free Indonesian ship for $7.5mn

Somali pirates free Indonesian ship for $7.5mn

Somali pirates freed a Singaporean-flagged chemical tanker, having 24 crew members including Indians...

Read more...

$3M bail each in Seward killings

$3M bail each in Seward killings Relatives say two teens decided to rob a store to get a car out of the impound lot. Charges say the ... Read more...

Fikirkaaga Ka Bixi ONLF

ONLF Waxay u taagan tahay?
 

Login

  • Login
  • Create an account
    Registration
    *
    *
    *
    *
    *
    Fields marked with an asterisk (*) are required.