CakaaraNews

The Only Web Site on Somali State Soil

Wednesday
Sep 08th
Kadinka Maqaalada

Maqaalada & Fikradaha

DARUURTA IYO ROOBKA NOO DA'AYBAAN DADKAYOW UDABAAL DAGAYNAA‏

DARUURTA IYO ROOBKA NOO DA'AYBAAN DADKAYOW UDABAAL DAGAYNAA‏

Heshiisyada nabadeed iyo isbadalada ka socda dawlad deegaanka soomaalida waa kuwo rajo ku beeraya muwaadinkasta oo ka soo jeeda dhulkaasi, waa wax lagu farxo in jabhadihii degta ku sitay qoriga ay si nabadeed ku dhexjoogaan dalkooda iyo dadkooga iyaga oo kala shaqaynaya sidii dawlad deegaankeena uga hirgali lahayd nolol la isku halayn karo.
 
Waxa ay meel ku leedahay dhaqankeena iyo diinteena inaan udamaashaadno barwaaqada iyo xili roobaadka inaga oo ilaahay ku mahadinayna taasi oo isku keeni jirtay dadka ay abaartu kala irdhaysay iyaga oo xiligaasi aan wakhti isu heli jirin. dabcan waa lagu samraa dhibaatada iyo mushkiladaha balse nimcada Alle iyo isbadalada ayaan noqon karin kuwo uu qofku qarsan karo taasi oo sida ay sheegeen xeeldheerayaasha amuuraha islaamku ay noqon karto mid geesmar ku ah diinteena, waxa laga hayaa nabi muxamed S.c.W inuu yidhi ilaahay waxa uu jecelyahay in adoonkiisa ay ka muuqato raadka deeqdiisu. waa mid aan hadal ka taagnayn in la gaadhay xiligii aan si wadajir ah ugu damaashaadi lahayn bilawga cusub iyo wajiyada nabadeed ee deegaankeena. waxan leehanay daruurta iyo roobka noo da'aybaan dadkayoow udabaal dagaynaa!


Dhawkii sano ee la soo dhaafay waxa uu horumarka dalkeenu la dhutiyay mashaakil ka jiray gudaha dalka iyo dibada kuwaasi oo haatan rabi laga baryi in baaqiga haray uu tusiyo jidka iyo samaha bulshada dawlad deegaanka soomaaliyeed.
 
Isbadalada haatan ka jira deegaanka sida kuwa laga  sameeyay dhinaca maamulka waa hanaan wanaagsan oo  fursad u ah dhamaan danaha bulshadeena waxana la gudboon indheergaradka aqoonyahanka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada dal iyo dibad in si wadajir ah loogala shaqeeyo dawlada danta guud ee umadeena inaga oo meel iska dhigayna dano shakhsiyeedka iyo shakhsi jacaylka


Waxa la gudboon shacabkeena iyo hogaanka dawladeena cusub sidii ay si wada jir ah uyeelan lahaayeen shaqo wadareed "Teamwork"  ku dhisan xilkasnimo wadaniyad iyo karti si aan u xaqiijino xuquuqaheena dastuuriga ah... waana wax lagu farxo oo udhacay hanaan lagu kala calaf qaaday doorasho isbadaladii ku yimi maamulka waana markii u horaysay ee taariikhda deegaankeena si niyadsami ah oo bisayl ah la arko masuuliyiin si wadajir ah isugu bogaadinaya xilalka, waxan ka fili shacabka inay mahadiyaan waxqabadkii mudada dheer soo jiray ee uu la yimid madaxwayne Daa'uud Maxamed Cali sida hirgalintii hanaanka anshaxa shaqada iyo shaqaalaha sido kale halgankiisii dhinaca aqoonta ku dhiirigaliyay boqolaal shaqaale ah oo xeerjajab iyo shahaado  been abuur ah ku shaqaynayay
 
Dawladan Cusub oo ah dawlad nabadgalyo waxa rajo wayn laga qabaa in shacabku si iskiis ah uu ugu dhiiranyahay sidii uu usii xoojin lahaa nabadgalada si loo dardar galiyo horumarka
 
Waxan shaki ku jirin in umad isu dan ah ayna marnaba fashilmayn hadii ay uguntadaan sidii ay u xaqiijin lahaayeen himiladooda, waxa lagu xaqiijin karaa amuuraha noocaas ah marka ay isla jaanqaadaan shakhsiyaadka bulshada hormoodka u ah sida hogaaminta siyaasiga ah aqoonyahanada ardayda cuqaasha iyo suugaanlayda iyo dabcan qaybaha muhiimka ah ee bulshada
 
Waxan ilaahay uga baryaynaa in xilka uu ku asturo madaxwaynaha cusub shacabkiisuna ku garab galo sidii danta guud loo xaqiijin lahaa
 
waxan gabagabadii umahadnaqayaa wasiirka warfaafinta deegaanka soomaalida oo runtii si wanaagsan udhisay ra'yal caamka bulshadeena ee dal iyo dibad isaga oo si wanaagsan qalbiyadooda si casri ah usoo jiitay......... waxana usii rajaynaynaa in bulshada gudaha uu si wanaagsan ugu sii muujiyo haan bisayl iyo wacyi galin..............
 
 
Gurayska@live.com

 

Nabadi Waa Door: Nabaddu Waa Dahab Mudan In La Doorto, Waana Danta Ummadda

Nabadi Waa Door: Nabaddu Waa Dahab Mudan In La Doorto, Waana Danta Ummadda

Nabadi Waa Door: Nabaddu Waa Dahab Mudan In La Doorto, Waana Danta Ummadda. By: Maxamed C. Gurxan

Labada magac guud ee “Nabad iyo colaad” waa kuwo aad u da’ wayn, lana kowsaday jiritaanka aadanaha. Ka hor intaan taariikhda la qorin, xilli-taariikheedy...

Sagal Dolal: Prospects of Hope for the Ogadenian People

Sagal Dolal: Prospects of Hope for the Ogadenian People I would like to congratulate the conference in USA, Minneapolis that took place on the 4th of July 2010. In addition I congratulate the organizers of the conference and for their hard work in arranging a venue for a peaceful discussion about the peopl...

Sheekh Cabdullaahi Cumar Nuur oo Culimada Degaanka Soomaalida Ugu Baaqey Iney Waddanka Yimaaddaan

Sheekh Cabdullaahi Cumar Nuur oo Culimada Degaanka Soomaalida Ugu Baaqey Iney Waddanka Yimaaddaan

نداء عاجل الي العلماء

الحمد لله رب العالمین والصلاة والسلام على نبینا محمد وعلى آلھ وصحبھ وسلم تسلیما كبیرا . وبعد السلام علیكم ورحمة الله وبركاتھ

ھده رسالة نوجھھا إلى العلماء في المھجر وغیرھم لیعودوا إلى البلاد ، فإن المنطقة الصومالیة في إثیوبیا عانت بالتأخر والتخلف في جمیع المیادین بسبب السیاسات ا...

Faallo: budhcada UBO Maxaa la Gudboon Mar Haddii Nabad iyo Xasilooni Timaaddo?

Faallo: budhcada UBO Maxaa la Gudboon Mar Haddii Nabad iyo Xasilooni Timaaddo?

Tan iyo intii wada hadalku u bilawdey dawladda Ethiopia iyo UWSLF isla markaana shacabka dal iyo dibadba ay aad usoo dhaweeyeen waxaa isa soo taraya culeyska siyaasadeed ee garbaha ka fuulaya budhcada Ubo gaar ahaan masuuliyiinta ugu sareysa kuwaasoo...

Ogaadeen ahaan oo Salaadii Jimcaha La iigu Diiday in Aan Muslimiinta La Tukado‏

Ogaadeen ahaan oo Salaadii Jimcaha La iigu Diiday in Aan Muslimiinta La Tukado‏

D haayahaaga oo D hul B adan M araa G eel D halaayana W aa K u T usaan .

Waxaan ahaa 13 jir habeenkii aan Ilaahay amarkii ku riyooday ruux ii soo galay oo i yidhi "Tuko salaada". Illaa maanta alxamdulilaa...

Qabiil Qaran Ma Noqon Karaa, Qowmiyadiisana Ma Quudhsan Karaa?

Haddii aan nahay guud ahaan dhammaan ismaamulka xukuumadda Dowladda Degaanka Soomalida ee ka tirsan Dowlad wadaagga xukuumadda Federaalka Itoobiya, waxaa markhaati ma doonta ah inaan dib uga dhacnay 19kii sanadood ee aan xorta ahayn dadaalkii loogu j...

A Disgrace Dictator And His Disgracfull Supporters In Eritrean Diaspora

A Disgrace Dictator And His Disgracfull Supporters In Eritrean DiasporaSince the UN announced the smart sanction against Eritrea on December 23, 2009, opinions were formed and flooded the Eritrean web-sites. Some argued the sanction will hurt the country while others argued this sanction is/was directed to the governmen...

Who is to blame for the suffering and pain of the Ogaden people? By: Mohamed A. Gurhan

WHO IS TO BLAME? By:  Mohamed A. Gurhan

One evening recently, I come behind the back of my 15 years old daughter Najma, unnoticed. She was seated in front of her computer writing what looked like a short school essay, which fully absorbed her you...

PRESS RELEASE: ET Flight 409 Accident Update 9

PRESS RELEASE: ET Flight 409 Accident Update 9Ethiopian Airlines would like to express its position on the latest speculative reports released on the cause of the accident on ET-409, 25 January.

As a member of the investigation team, Ethiopian Airlines strictly adheres to the ICAO annex 13 regula...

Expanding best practices in pastoral areas!

27 January 2010 (No.29)  The Ethiopian Pastoralists Day (EPD) has been celebrated since 1999. It was originally instigated to create awareness about pastoralists, make collective voice to decision making, enhance development works in the area an...

Warbixin kasoo baxdey qoyskq ree Xaaji Warfaa dilkii ka dhacay Mineapolis

Warbixin kasoo baxdey qoyskq ree Xaaji Warfaa dilkii ka dhacay Mineapolis

Family Statement

The family of Mohamed Warfa and Osman Elmi would like to thank the Minneapolis Police, the Mayor of the city, the Seward neighborhood, the Somali community, media and everybody else who have shared with us the pain and suffering we are ...

Xaqiiqda Dhoofitaanka & Beenta Dib u Dajinta Ma Xalaal Baa Loo Arkaa?

Xaqiiqda Dhoofitaanka & Beenta Dib u Dajinta Ma Xalaal Baa Loo Arkaa?

Sida la wada ogsoon yahay waxaa beryahan danbe soo badanayay in maadaama dalalka horumaray ee bixiya magan galyada & dib-u dejinta ay mudnaanta siiyeen dadka laga tirada badan yahay ama la xaqiro, ama la yaso. Si ay u dhoofaan waxay dadku sameeya... This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Tacsi: Bahda CakaaraNews oo Tacsi Diraya

Tacsi: Bahda CakaaraNews oo Tacsi Diraya

Jigjiga (CakaaraNews) Dhamaan hawl wadeenada CakaaraNews waxay iyagioo aad uga tiiraanyaysan ugana murugaysan ay tacsi u dirayaan Qoyska iyo ehelada ay ka baxeen Mahad Cabdi Xaaji Warfaa, Cabdifatax Xuseen Xaaji Warfaa & Anwar Maxamed Saalax, ga...

Hambalyo & Bogaadin ku Saabsan Magacaabida Warfaafinta

Hambalyo & Bogaadin ku Saabsan Magacaabida Warfaafinta

Tan iyo intii Shabakada CakaaraNews lagu daabacay magacaabista Xafiiska Warfaafinta ee loo magacaabay Mudane Guuleed casoowe waxaa shabakada CakaaraNews soo gaadhaya Record number emails loo soo diro tan iyo intii la aasaasay. Fariimaha emailada k...

  • «
  •  Start 
  •  Prev 
  •  1 
  •  2 
  •  3 
  •  4 
  •  Next 
  •  End 
  • »
Page 1 of 4

Daawo Sawirada Degaanka Quruxdiisa

Wararka Somali iyo English

Madax-waynaha DDS oo Galabta Booqday Xabsiga Dhexe Lana Afuray Maxaabiista

Madax-waynaha DDS oo Galabta Booqday Xabsiga Dhexe Lana Afuray Maxaabiista

Jigjiga (CakaaraNews) xukuumadda DDS ayaa ahmiyad gaara siisa kor u soo qaadida tayada jeelka iyo suu...

Read more...

Koobkii Kubada Cagta ee bishan ramadaan kasocday jig-jiga oo soo gabagaboobay

Koobkii Kubada Cagta ee bishan ramadaan kasocday jig-jiga oo soo gabagaboobay

Jigjiga (CakaaraNews) Baryahan danbe oo ay dhamaan deegaanka kasocdaan howlo badan oo la dardargaliya...

Read more...

Gollaha Kaabineedka D.D.S oo Saaka Ansixiyay Wasiiro iyo Wasiir kuxigeeno Cusub

Gollaha Kaabineedka D.D.S  oo Saaka Ansixiyay Wasiiro iyo Wasiir kuxigeeno Cusub

Jigjiga (CakaaraNews) saaka abaarihii 11 suxubnimo ayay shir isugu yimaadeen gollaha kaabineedka D.D....

Read more...

Qaar kamid ah gabdhaha Godey, Qoraxay iyo jigjiga oo keenay natiijadii ugu saraysay ee dhibcaha 4. ama 100/100 dhanka waxbarashada

Qaar kamid ah gabdhaha Godey, Qoraxay iyo  jigjiga  oo keenay natiijadii ugu saraysay ee dhibcaha 4. ama 100/100 dhanka waxbarashada

2010-09-05 Jigjiga (CakaaraNews) Shirwaynaha waxbarashada deegaanka soomaalida oo lagu qabtay hoolka ...

Read more...

Ra’yiga dadwaynuhu ka bixinayaan dhismaha dawladda cusub

Ra’yiga dadwaynuhu ka bixinayaan dhismaha dawladda cusub Normal 0 false false false MicrosoftInternet... Read more...

Diaspora Vows to Support Somali State Peace & Development

Diaspora Vows to Support Somali State Peace & Development

Series of meetings between Somali State government delegation led by Abdifitah Sheik Abdullahi, Chai...

Read more...

For immediate release: Minneapolis Conference Communiqué

For immediate release: Minneapolis Conference Communiqué Somali Regional State Diaspora in Minnesota, USA, and Somali Regional State Government delegation le... Read more...

Ethiopia: Somali rebel factions declare a shift to work for peace, dev’t

Ethiopia: Somali rebel factions declare a shift to work for peace, dev’t Addis Ababa (CakaaraNews) The Ogaden National Liberation Front (ONLF) and the United Western Somali L... Read more...

Somali State Diaspora Association Elects New Management Staff

Somali State Diaspora Association Elects New Management Staff Addis Ababa (CakaaraNews) – The Somali Development Association in Sana’a in association with the Ethi... Read more...

Ethnic Somali rebel group signs peace accord with Ethiopia

Ethnic Somali rebel group signs peace accord with Ethiopia ADDIS ABABA (CakaaraNews) – A rebel organization that has been fighting for the independence of the e... Read more...

Fikirkaaga Ka Bixi ONLF

ONLF Waxay u taagan tahay?
 

Login

  • Login
  • Create an account
    Registration
    *
    *
    *
    *
    *
    Fields marked with an asterisk (*) are required.